(Sawirro) Axmed Madoobe oo xariga ka jaray dhismo qurux badan oo loo dhisay wasaarrada …

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xariga ka jaray xarunta cusub ee wasaarrada caafimaadka iyo gurmadka deg dega ah ee maamulka Jubbaland. Munaasabadda xarig jarka oo ay ka qeybgaleen masuuliyiinta kala duwan oo katirsan maamulka Jubbaland iyo shaqaalaha wasaarada caafimaadka ayaa lagu soo bandhigay shaqooyinka Waa weyn ee wasaaradu u hayso … Continue reading (Sawirro) Axmed Madoobe oo xariga ka jaray dhismo qurux badan oo loo dhisay wasaarrada …